Deal with someone you can trust "A SATTA MEMBER"

Welcome to SATTA

Somalia Association of Travel and Tourism Agents (SATTA) is an association representing travel and tourism agencies operating in Somalia. SATTA is a private, independent organization founded in Somalia through a formal agreement between the country’s private travel agencies, to allow the organization to represent the travel and tourism agency’s interests at the national as well as international level. We have strong local representation in Somalia as Our Network Office spread across Somalia and over the world

Airlines Advert

Travel Agency Advert

Core Values

Innovation, creativity and development

SERVICES

Travel Insurance
Assistance with lost luggage
Flight Schedules
Assistance with frequent-flyer programs
Organizing of Conferences &Team building events
Negotiations with various Airlines for better rates & upgrades
In order to serve you better, you can now reach us for all membership-related enquiries by calling us directly on +252 612346667.

Latest News & Updates

  • Shirkada Duulimadyada Etihad wuxay dib u bilaabaysaa duullimaadyada 5 magaalo oo Hindiya ah laga bilaabo Ogosto 7

    Dadka degan UAE ee hadda ku sugan Hindiya, ardayda, xirfadlayaasha u shaqeeya hay’adaha dawladda hadda waxay u safri karaan UAE iyagoo ka yimid Hindiya. Etihad Airways waxay duullimaadyadeeda ka bilaabi doontaa New Delhi, Chennai, Kochi, Bengaluru iyo Trivandrum laga bilaabo Ogosto 7 iyadoo Imaaraadka Carabta ay dhowaan dejiyeen qaar ka mid ah xannibaadaha safarka ee

    August 7, 2022
  • Xaflad lagu daahfurayay Shirkadda Diyaaradda Safe Air oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho

    Munaasabad lagu qabtay Hotel Afrik ayaa maanya lagu daahfuray Shirkadda Diyaarada Safe Air oo ka howlgeli doonto Soomaliya. Wakiilka Diyaaradda ee Soomaaliya Md, Suleyman Cabdi Colad oo ugu horeyn ka warbixiyay Shirkadda Safe Air ayaa sheegay in diyaaradu safaro ku tagi doonto wadamo badan oo calamka isla markaana ay adeeg aad u sareeyo u qaban

    October 28, 2020
  • Maamulka Gobolka Banaadir oo daahfuray Dalxiiska Degmada Dharkeynley

    Gudoomiyaha Degmada Dharkenley iyo Agaasimaha Dalxiiska & Maalgashiga Gobolka Banaadir ayaa maanta daah furay Dalxiiska Degmada Dharkenleey Markii ugu horeesay Dalxiis loo tagay maanta. Agaasimaha Dalxiiska iyo Maalgashiga Gobolka Banadir Mudane Abdifatah Moxamud Siyad (Arizona) ayaa sheegay in Degmadaan ay maanta ka dib ay door muhiim ah ka qaadan doonto Dalxiiska Caasimada, maadaama ay leedahay

    September 21, 2020
  • Ururka SATTA ayaa Shahaado sharaf gudoonsiiyay Shirkadda Turkish Airlines

    Iyadoo lagu gudajiro labada todobaad ee Dalxiiska Soomaaliya iyo Aduunka 13 Sep, 2020 iyo 27 Sep, 2020 ayaa wuxuu Ururka Midowga Duulimaadla iyo Dalxiiska Soomaaliya (SATTA) gudoonsiinayaa Shahaado sharaf Shirkadihii iyo Hotel-dii ka qeybqaatay fududeynta iyo horumarinta Dalxiiska Soomaaliya. Madaxa Shirkadda Diyaraadda Turkish Airlines Md, Abubakar ayaa la gudoonsiiyay Shahaado sharaf uu ku muteystay howl-karnimadiisa

    September 21, 2020
SATTA's objective is to promote the interests of the travel and tour industry in Somalia.

Partners