- September 22, 2019
- Posted by: satta
- Category: News
No Comments

Guddiga Board-ka Ururka Midowga Wakiilada Duulimaadka iyo Dalxiiska Soomaaliyeed (SATTA) ayaa maanta kulan ku yeeshay Hotel Afrik ee magaalada Muqdisho.
Guddiga ayaa uga hadlay kulankooda caqabadihii iyo hormaradii laga gaaray arimaha xajka sanadkaan oo ay aheyd sanad ay dowladda Soomaaliya hogaamineysay arimaha xajka.
Shirka ay maanta yeeshen Board-ka SATTA ayaa lagu ansixiyey Xubno cusub oo kusoo biiray Board-ka SATTA kadib mar ay soo buuxiyeey dhamaan Shuruudihii looga baahnaaa ayna uga mid noqdeen Xubnaha Board-ka SATTA.Xubanaha.
cusub ee kusoo biiray Board-ka SATTA waxaa kamid ah:
- Mohamed Abdullahi (Martella) oo Kasocda Rugsan Travel.
- Ahmed Abdiaziz Mohamed oo kasocda Al-hijra Travel.
- Ahmednor Abdi Olad oo ka socda Al-nur Travel.