- March 11, 2020
- Posted by: satta
- Category: News

Madaxweynaha Ururka SATTA Mudane Cali Axmed Faarax ayaa Magacaabay Agaasimaha Xiriirka Dibedda iyo arimaha bulshada ee Ururka Midowga Wakiilada Duulimaadka iyo dalxiiska Soomaaliyeed.
Madaxweynaha Ururka Satta Mudane Cali Axmed Faarax ayaa degreeto uu soo saaray 09/03/2020, sumadeedu tahay SMHQ0420 ku magacaabay Agaasimaha Xiriirka Dibedda iyo arimaha Bulshada Mudane Axmed Cabdicasiis Maxamed, iyadoo lagu hormarinaayo xiriirka caalamiga uu ururka Satta la leeyahay Hey’adaha dhigiisa ah iyo ku caalamiga ah
Ugu dambeyn Ururka Satta ayaa dib u habeyn balaaran ku socotaa maadaama uu sanadkaan howlihiisa ku bilowday dardar badan waxaana la rajeynayaa isbedalada ka dhacay inay horseedi doonto hormar laga gaaro dhanka duulimaadka iyo dalxiiska Soomaaliya.