- March 28, 2020
- Posted by: satta
- Category: News
No Comments

Wasaaradda Gadiidka iyo Duulista Hawada ayaa maanta soo saartay in illaa amar dambe ay duulimaadyada caalamiga ah sii xayirnaan doonaan.
Sidoo kale Wasaaradda ayaa xustay laga bilaabo 29 Maarso 2020 in duulimaadyada dalka gudihiisa ah la joojin doono si loo yareeyo isu socodka gudaha dalka si ay ay uga hortagto cudurka Corona Virus Covid-19.
Ugu dambeyn Wasaaradda Gaadiidka iyi Duulista Hawada ayaa amartay in in diyaaradaha qaadayo xamuulka in ay soo wargeliyaan wasaaradda kahor 24 saac si ay ula socoto shixnadaha u kala gudbaayo Gobolada Dalka Soomaaliya.