Duulinaad gaar ah Istanbul to Muqdisho

Shirkadda waxay la socodsiineysaa Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku Sudan Dalka Turkiga in ay soo kireysatay diyaaradda Charter Flight .

Duulimaadkaas aya dhici doono taariikhdu marka ay tahay 15 June, 2020
Ticket-ka waa One wey oo kaliya
From
Qiimaha Ticket-ka: $

Diyaaradda waxay kaloo soo qaadeysaa Cargo kaas oo qiimaha Halkii Kiilo (1KG) ay tahay $6.
Xamuulka (Cargo) ka badan 1 Tan waxaa ka furan wada hadal.

Shirkadda Light Travel Agency waxay kamid tahay shirkadaha Soomaaliyeed ee ka shaqeeya Safarka, iyadoo bulshada Soomaaliyeed ka haqabtirta adeegyada Safarka iyo duulimaadka.

Kala xiriir wixii faahfaahin intaa kabadan Lambarada hoos ku qoran:
Somalia: +252614596546
Turkia +90 (505) 209 18 28
Email: Lighttravel@outlook.com



Leave a Reply