- March 27, 2023
- Posted by: Shamsudiin Abdiwali
- Category: News

British Airways waxay bilaabaysaa duulimaadyo jaziirada Aruba British Airways ayaa bilowday duullimaadyo laba jeer toddobaadkii ah oo ay ku tagto Aruba oo ka imanaysa garoonka diyaradaha ee Gatwick.
Diyaarada ayaa ku safridonta saddex nooc oo ah Boeing 777-200 Diyaarada Ayaa Safri Doonta Malmaha Khamiista iyo Axadaha ilaa caasimadda jasiiradda Oranjestad iyada oo loo sii marayo Antigua.
Madaxa fulinta ee Hay’adda Dalxiiska ee ruba Ronella Croes ayaa tidhi: Hayada dalxiiska ee Aruba waxay had iyo jeer u adeegayan sida dadkeena oo kale, had iyo jeerna la qabsada, oo had iyo jeer ku dadaala sidii ay u fiicnaan lahaayeen oo u sii xoogaysan lahaayeen.
“Haddaan nahay meel yar oo Kariibiyaanka ah, waxaa sharaf noo ah oo aan ku faraxsanahay inaan fursad u helno inaan ku soo dhaweyno British Airways jasiiraddeena. Nambaradayada soo booqda ee Boqortooyada Midowday waa ay kordheen sanad walba, waxaana hubnaa in iskaashigan aan la leenahay British Airways uu albaabo badan u furi doono UK iyo Yurub.
” Ku xigeenka madaxa sare ee BA America Julian Welham ayaa yiri: “Maadaama ay tahay shirkadda ugu dheer ee ku xirta Kariibiyaanka iyo UK, xiriirkayada gobolka waxaana ku hanweynahay inaan noqono diyaaradda kaliya ee bixisa duulimaad toos ah Aruba ilaa London. .”