OGEYSIIS MUHIIM U AH SOMALIDA KU NOOL HINDIYA

OGEYSIIS MUHIIM U AH SOMALIDA KU NOOL HINDIYA

Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku sugan dalka Hindiya waxaa la igeysiinayaa in Safaaradda Soomaaliya ee dalkaasi qorsheyneyso duulimaad gaar ah kaas oo ay dib ugu celineyso dalka Soomaaliya.

Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Hindiya ayaa sheegtay in ay qorsheyneyso in muwaadiniinta Soomaaliyeed oo ku xayiran dalka hindiya ay dib ugu celiso Soomaaliya.

Safaaradda oo soo saartay warqad ay ku sheegeyso shuruudaha looga baahanyahay muwaadiniinta Soomaaliyeed ee doonaya in ay dalka dib ugu laabtaan sida ku cad warqadda kasoo bacday safaaradda.

Wixii faahfaahin ah oo intaas dheeri ah waxaad ka heli kartaa Sawirka warqadda safaaradda hoos ka muuqdo.

Solaportal

SATTA



Leave a Reply