- April 10, 2019
- Posted by: satta
- Category: News
No Comments
Dhamaan Ajensiyada ku midaysan Ururka Midowga Duulimaadka iyo Dalxiisak Soomaaliyeed (SATTA) waxaa lagu wargelinayaa in 12/04/2019, oo ku beegan Maalinta Jimcaha soo socota, ay tahay Maalinta la aasaasay Ciidan Xoogga Dalka sida lafilayana ay xirnaan doonaan wadooyinka muhiiimka u ah isu socodka Dadweynaha, sidaa darteed Rakaabka safraya Alaabtooda waa in aad kusoo diyaarisaan Subaxda Khamiista Hall-ka SAHAL halkaas oo ay SATTA idiinkaga diyaarisay Boos Iyo Dadkii idiin shaqay lahaa si ay Dadka safraya culeyska maalinka jimcaha ah uga yaraado.
