- September 11, 2019
- Posted by: satta
- Category: News
Shirkadda Diyaaradda Ethopia Airlines ayaa shaacisay in ay bilaabi doonto Duulimaad cusub ay ku tagi doonto Dowlad deegaanka Soomaaliyeed ee Jig-jiga.
duulimaadka ayaa bilaaban doono 16 ka Bishaan oo September oo ay naga xigto maalmo kooban ayadoo duulimaadyadaas ay muqdisho ka bixi doonaan xilli galab ah.
Duulimaadyada ayaa noqon doono:
ET DAILY FLIGHTS
ARRIVE: 11:30 DEPART: 12:30
MGQ -ADD via JIG
FLIGHT: ET-378
DAYS: MON &SAT
DEPART: 17:50 ARRIVE: 21:00
MGQ – ADD
FLIGHT: ET-392
DAYS: TUE & THU
DEPART: 18:00 ARRIVE: 21:00
Ugu dambeyn Shirkadda Diyaaradda Ethopian Airlines ayaa si xowli ah ugu shaqeyso guud ahaan qaaradda Afrika iyo Caalamka, iyadoo sanadkii tagay Soomaaliya bilowday Duulimaadyo Rasmi ah oo ay ku tageyso Etoobiya iyo Caalamkaba.
